Biyuhu waa aasaaska nolosha noolaha oo dhan waana aasaaska wax kasta, oo Nool laakiin waxaa Ay Culimada Syniska Ogaadeen Arrin kayaabisay Oo mucjisa ah kuna Riday Fajac layaab iyo Dhamanahays Waxay ogaadeen inuu Adduunka kunool yahay Noole waligii Biyaha Cabbin Haduu isku dayo inuuu Cabana isla markaasba u dhimana waana Arrin ku tusinaysaa Awoodda Eebe weyn
oo ah Awood Caajis galisa Awood kaste oo Makhluuq leeyahay sida caadada ah ama Fidrada, Aduunyada Xayawaanku( Noolaha) waxaa ku tiirsan yahay si uu u noolaado Biyo iyo Cuno si uu Nolosha u la'jaanqaaado una sii jiro labadaas mid kamida Haduu waayo Waxaa adag amaba suurto galba ahayn inuu sii jiro oo uu sii noolaado. Waana laga maarmaan Suurto galna maaahan inuu siii jiro Haduu Ku tiirsanayn Biyaha Cuntada.
Hadaba waa kee Xayawaankan ( Noolahan ).
Xayawaankan waa "Jiirka kangaroo "jiirka kangaroogu waa xayawaan yar oo u eg jiirka cabbirkiisa iyo qaabkiisa, wuxuuna u eg yahay sidoo kale kangarooga qaabka lugaha dambe ee uu ku istaagi karo sida kangarooga, sidaas awgeed, waxaa loogu magac daray jiirka kangaroo, waxaana uu kunool yahay meelaha kulul, gaar ahaan saxaraha iyo beeraha.
Waxaan uu ku badan yahay Dalka iyo Qaaaradda Australia.
dadka Qaarkii Baa Cilmi baaristaan ku sheega xayawaan kale Si gaara waxaa loogu khaldaa Kangarooga balse Sax maahan waxayna dhaawaceysaa Cilmi baarista. Iyada oo waliba meel uga dhacaysa. Kangaroogu Biyaha wuu cabbaa sida Xayawaanka kale.
Eebbe Weyne (swc)wuxuu ku ku sheegay suuradda Al-Anbiyaa, aayadda 30-aad: “in uu ka buurey biyaha wax kasta oo nool.” ama noole ah Taasi waxay ku tusaysaa in makhluuqa oodhami ay ku tiirsan yihiin kana maarmin biyaha si ay u noolaadaan oo ay u sii jiraan dhab ahaantii waa sidaa oo waa Xaqiiq in la ogaaday in uu jiro xayawaan aan cabbin biyaha oo uu isagu iskiis u sameeyo. Culimada Xayawaankan Ayaa Xaqiijiyay waa Noole kayaabsaday dunida oo dhan
Xayawaanka ama Noolaha kaliya ee aan cabbin biyaha inta uu nool yahay waa jiirka kangaroo ee maaha kangaroo, sida dadka qaarkiis aaminsan yihiin. waxaana jira Dad aad u tiro badan oo u haysta ama aaminsan Xayawaano kale Sida kangarooga Caadiga ah Kangarooga Caadiga wuu cabbaa Biyaha sida Xayawaanka kale. oo waxba u Gama duwana Noolaha kale.
Dhabtii jiirka kangaroo waxa uu ku dul nool yahay inta badan biyaha sida Noolaha kale ama makhluuqa kale, balse isaga laftiisa ayaa sameeya biyo mana cabbo. Halabuurka kiimikaad ee biyuhu waa H2O, i.e. oo ay kadhigan tahay hal atom oksijiin iyo laba atamka hydrogen. Makhluuqaasi marka ay cunaan badarka iyo Sareenka iyo cunto kaste oo suurto gal ah. oo uu cuni karo.
waxa ay cuntadooda ka soo qaataan Haydarojiin oo ay ku daraan Ogsajiinta ay neefsanayaan,waxana ay noqdaan mid ka maarma inuu isagu Banaanka ka raadsado oo uu ekaado xayawaanka kale ama Noolaha kale.
Bal eega.Awoodda Allah Hadii aan isku soo wada duubno, Jiirkaaan loo yaqaan Kangaroogu waa Noolaha kaliya aan cabin biyaha, balse waxa uu ku soo farsameeyaa gudaha jidhkiisa, Eabana waxa uu leeyahay arrimo ku saabsan abuurkiisa.
MC2 NEWS SOMALI
0 Comments